(Akhriso) Jubbaland oo amaro culus ka soo saartay ka hortaga cudurka COVID-19

Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa soo saaray awaamiir ku saabsan ka hortagga faafidda cudurka COVID-19. War-saxaafadeed ka soo baxay guddigaas, ayaa lagu sheegay in mudda laba todobaad ah la fasaxay dhammaan goobaha Waxbarashada degaannada Jubaland, isla markaan la joojiyay dhammaan kulamada dadweynaha, si looga fogaado faafidda xanuunkan Sidoo kale, guddiga … Continue reading (Akhriso) Jubbaland oo amaro culus ka soo saartay ka hortaga cudurka COVID-19